Eritrea oo si kulul u beenisay Warar laga sii daayey warbaahinta Caalamka

Dowlada Eritrea ayaa beenisay inay heegan gelisay ciidamadeeda militeriga ayna yeertay ciidamadeeda keydka si ay uga qeyb qaataan dagaalka ka socda woqooyiga Itoobiya. Wasiirka Warfaafinta Eritrea Yemane Gebremeskel ayaa sheegay in dalkiisa uu heegan geliyay oo kaliya ah tiro aad u yar oo kamid ah ciidamada keydka sababo la xiriira xoojinta amaanka Qaranka. Wuxuu meesha … Continue reading Eritrea oo si kulul u beenisay Warar laga sii daayey warbaahinta Caalamka